Deegaanka Burka dirimeed ee Gobolka Sh/dhexe oo lagu soo gabagabeeyay shir nabadeed.

0
114

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda dib u heshiisiinta iyo nabadda Dowalad gobaleedka Hirshabelle ayaa Deegaanka Burka dirimeed ee Gobolka Sh/dhexe ku soo gabgabeysay kulan lagu dhex dhexaadinayo Colaad beeledyada iyo wacyi gelinta bulshada ee nabadda.

Kulanka ayaa loo qabtay odyaasha dhaqanka Haweenka dhalinyarada iyo qaybaha kale duwan ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya  Sacdiya Maxamed Maxamuud