Deegaanka Ceel jaale ee Shabeellada hoose oo laga dhagax dhigay suuqyo loogu talo galay Ganacsatada iibiya qudaarta.

0
113

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka Degmada Marka ee gobolka Shabeellada hoose ayaa degaanka Ceel jaale Ka dhagax dhigay suuqyo loogu talo galay Ganacsatada iibiya qudaarta iyo hilibka waxaana madasha dhagax dhiga goobjoog ahaa gudoomiye guxigeenka arimaha bulshada marko iyo gudoomiyaha degaanka Ceel jaale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.