Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada Waxbarashada Jubaland ayaa Deegaanada Dag alima iyo Wadajir oo hoostaga Degmada Dhoobley ka dhagax dhigay goobo Waxbarasho Oo Laga Hergelinaayo
Waxa ka qeyb galay madasha dhagax dhiga wasiirka wasaarada waxbarshada Jubaland Cabdinaasir Seeraar Maax gudoomiyaha degmada Dhoobleey Xassan Cabdi Xaashi iyo marti Sharaf kale
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.