Deegaanka Gumar ee duleedka Baran oo laga daahfuray xarun loogu talagalay hooyada iyo dhalaanka

0
222

Baladweyne (Radio Beerlula)-Deegaanka Gumar oo ku yaalla duleedka degmada badhan ee gobolka Sanaag ayaa laga daahfuray xarun caafimaad oo loogu tala galay in lagu daweeyo hooyada iyo dhalaanka .

Xaruntan caafimaad ayaa waxaa si isku tashi ah u daahfuray bulshada Deegaanka Gumar oo is xilqaamay.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin