deegaanka Higlaale oo hoos taga Dhuusamareeb oo laga bilaabay qorshaha diyaarinta deegaameynta

0
224

Baladweyne ( Radio Beerlula ) -Maamulka iyo bulshada deegaanka Higlaale oo hoos taga Dagmada Dhuusamareeb ee Caasimad Galmuduga ayaa maanta bilaabay qorshaha diyaarinta deegaameynta deegaankaas .

Warbixintan waxa inoo haysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud