Baladweyne ( Radio Beerlula )-Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada maamul Goboleedka Galmudug ayaa kulan looga hadlayay kor u qaadista Waxbaridda Caruurta la qaatay bulshada deegaanka Laasa-cadale oo hoostaga degmada Gaalkacyo.
Kulaankan ayaa si gaar ah looga hadalay sidii ay waxbarsho u heli lahayen caruur da’dii waxbarasho gaartay balse aan haysan awood ay iskuulada ku aadaan.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


