Deegaanka Naq-dhamiijo oo laga dhagax dhigay goob lagu keydiyo biyaha

0
166

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha, Soomaliland Abubakar Cabdiraxman Good, ayaa si rasmi ah uga dhagax-dhigay Deegaanka Naq-dhamiijo ee gobolka Togdheer dhaam-biyood wayn oo cusub.

Waxaa madasha goobjoog ka ahaa Xildhibaano golaha deegaanka ah maamulka deeegaaka odoyaal iyo boqolaal shacab ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here