Deegaanka Olol ee gobolka Galgaduud oo laga dhagax dhigay dugsi lagu baranayo Cilmiga Diiniga iyo maadiga.

0
101

Baladweyne (Radio Beerlula)-Culimada iyo waxgaradka deegaanka Olol ee gobolka Galgaduud ayaa dhagax dhigay xarun lagu baran doonno cilmiga diiniga iyo maadigaba si wax loo baro dadka madaama uu deegaanka ku yaalo meel ka fog magalooyinka wa weyn ee gobolka galgaduud ee maamulka galmudug.

Sidoo kole wax garadka deeganka ayaa bulshada ka soo jeeda deeganka Olol maamulka Galmudug iyo cidkasta oo caawin karta ugu baaqay in ay ka qayb qaatan dhibmaha madarasadan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad.