Deeq afurin ah oo loo qeybiyay qoysas barakacayaal ah oo ku nool Baladweyne.

0
96

Baladweyne(Radio Beerlula)-Dhalinyaradan oo ku midoobay magaca Ururka midnimada Hiiraan ayaa qoysaskan oo ku nool kaamka Duugane oo kuyaalla deegaanka Ceeljaalle ee duleedka Baladweyne waxaa ay gaarsiiyeen deeq ay  ku anfuraan .

Qoysaskan oo ay saameeysay abaarta ka jirta dalka aya kasoo barakacay deegaano kamid ah gobolka Hiiraan waxaana hada heysta baahiyo ay kamid yihiin Hooy-la’aan ,biyo yari iyo caafimaad daro.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin