Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa Dagmada Ceel-Barde gaarsiisey 252 kartoon oo agab waxbarasho oo iskugu jiray buugag qalimaan iyo kuwa kale oo badan
Agabkaan oo loogu tala galay xarumaha waxbarashada Dagmada Ceel-Barde ayaa waxaa garoonka kula wareegay isku duwaha Wasaaradda Waxbarashada degmad Ceel-Barde
waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen


