Deeq biya ah oo la gaarsiiyay Kaamka barakacayaasha Duugane ee Baladweyne.

0
278

Baladweyne (Radio Beerlula)-iyadoo oo lagu guda jiro xili kuleel ah isla markaana ay kaamamka ku yaala magaalada Baladweyne ay soo wajaheen xaalado biyo yari oo baahsan ayaa waxaa booyad biyo ah oo nadiif la gaarsiiyay Kaamka Duugane oo ku yaalla deegaanka Ceel jaale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

  

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here