Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Dib-u-dejinta iyo arrimaha Bini’aadantinimada Somaliland ayaa deeq biyo ah gaarsiisay Barakacayaasha Deegaanka Qalax kasoo ay ku sugan yahiin barakacyaal aad u badan
Deeqdaan biyaha ah oo gaareysa labo booyadood biya ah ayaa waxaa ka faaideystay in ka badan 50 qoys.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


