Deeq biyo ah oo la gaarsiiyay kaamka Nastexo magaalada Baladweyne.

0
108

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka midnimada gobolka hiiraan ayaa deeq biyo ah gaarsiyay kaamka Nasteexo ee magaalada Baladweyne kasoo ay ku sugan yahiin barakacyaal aad u badan

Deeqdaan biyaha ah ayaa waxaa ka faaideystay in ka badan 50 qoys tasoo ay soo sadaqeysteen walalo muxsiniin ah.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here