Deeq biyo ah oo la gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku nool deegaanka Gasle ee duleedka Baladweyne.

0
174

Baladweyne (Radio Beerlula)-Deegaanka gasle oo ka mid ah deegannada hoos taga magaalada Baladweyne ayaa la gaarisiiyay Deeq biyo ah kadib markii inta badan ay gureen ceelashii biyaha ay ka cabi jireen dadka iyo duunyada.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here