Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada wajaale ee Soomaliland ayaa Dugsiga sare ee kaamil-ciise ku wareejiyay Buugaag ay Dawalada hoose ugu tala-gashay ardayda dhigata Dugsiga sare.
Munaasabada wareejinta deeqdan buugaagta ah ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulka gobolka kan degmada madax kasocotay wasaarada waxbarashada Soomaliland iyo maamulka iskuulka.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.


