Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha degmada Qul-jeed ee gobolka Awdal maxamad coldoon cismaan ayaa 100 qoys oo xoolo dhaqato ah ayna saameeyn xoogaan ku yeelatay abaaraha ka jira gobolka awdal ugu deeqay calafka xoolaha si ay ugu badbaadiyaan xoolaha ay abaarta dhibaatada ku hayso.
abaaraha ka jira somaliland gaar ahaana gobolka awdal ayaa saameyn ku yeeshay dadka iyo duunyada taasoo keentay in ay inta badan dadka xoola dhaqatada ah ay xoolihii kaga dhamaanayaan baad iyo biyo la,aan ay sababtay abaarta.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.


