Deeq Daawo ah oo la gaarsiiyay kaamka Harqaboobe ee Duleedka Baladweyene

0
109

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka iyo Ardayda Dugsiga Ileys ayaa Deeq Dawo iyo baaritaano u sameeyay Barakacyaasha ku nool kaamka Harqaboobe ee ku yaalo duleedka Baladweyne.

Deeqdaan Dawada ah waxaa ka faa’idaystay Barakacyaal isugu jira Haween , Caruur , Odayaal iyo Hooyooyiin da”a ah.

waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here