Deeq Daawo ah oo lagu wareejiyay maamulka degmada Buula burde

0
182

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa gaarsiisay deeq dawooyiin oo loogu talagalay goobaha Caafimaadka ee Degmooyiinka Gobalka Hiiraan sida Buule Burte , Maxaas iyo Moqoqori.

Munaasabada deeqda dawooyiinkaan lagu wareejinayey ayaa waxaa goob jooh ahaa Gudoomiyaha Degamada Buule Burte , Agaasimayaal, Dhaqaatiir iyo Odayaasha deegaanka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here