Deeq daawo ah oo lagu wareejiyay wasaarada Caafimaadka Soomaliland.

0
87

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta caafimaadka soomaliland ayaa dawooyin iyo agab caafimaad kala wareegay hay’adda caafimaad ka adduunka ee WHO

Agaban cafimaad ayaa loogu tala galay in wax loogu qabto bulshada ku nool magalada hargeisa iyo nawaxigeeda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawa Aadan Xuseen.