Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaarada Cafimaadka Soomaaliya Cali Xaaji Aadan ayaa safaarada dowlada China kuleedahay Soomaaliya Kala wareegtay deeq daawo iyo agabkale oo caafimaad.
Munaasabada lagu wareejinayay agabkan iyo daawada ayaa waxaa kusugnaa safiirka dowlada China ujooga Soomaaliya Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya oo uu wehliy ku xigeenkiisa madax kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.