Deeq daawo oo la gaarsiiyay Kaamka Sugoow ee Baladweyne

0
121

Baladwayne (Radio Beerlula )-Maamulka macalimiinta iyo ardeyda iskuulka ileys ee Baladweyne ayaa deeq daawo ah iyo wacyi galin gaarsiiyay kaamka sugoow ee xaafada Kooshin.

Dad ubadan waayeel haween iyo dad naafo ah ayaa ku nool kaamka kuwaasi oo baahi caafimaad qabay.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.