Deeq dawo ah iyo agab caafimaad oo la gaarsiiyay isbitaallo ku yaalla Gobolka Sanaag

0
108

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Isu duwaha wasaarada horumarinta caafimaadka gobolka sanaag Dr Maxamed Abuukar Suudi ayaa daawooyin iyo gab kala duwan gaarsiiyo xarumaha caafimaad ee ku yaala degmooyinka waridaad iyo dhanaano ee gobolka sanaag

Munaasabada wareejinta agabkan iyo daawooyinka waxaa goobjoog ahaa mas’uuliyiin katirsan wasaarada horumarinta caafimaadka Somaliland waxgarad iyo dhaqaatiir.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here