Deeq dawo ah oo la gaarsiiyay barakacayaal ku nool Baladweyne

0
114

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Mamulka iyo ardayda iskuulka ileys ee magalada Baladweyne ayaa deeq dawo ah gaarsiiyay kaamka barakacayasha ee Qaxare oo ku yaalo xaafadda kooshin ee magalada Baladweyne

Dadka barakacayaasha ah ee ku nool kaamka ayaa heysan goobo cafimaad waxaana jiro caruur badan oo ku nool kaamka isla markaana qabo xanuuno badan sida shuban biyood iyo nafaqo daro

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen