Deeq dawo ah oo lagu wareejiyay maamulka deegaanka Janaale

0
45

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda SoDMA oo ka Jawaabaysa xaladaha bini’aadanimo ee ka jira dalka ayaa Degaanka Janaale ee hoostaga Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeeladda Hoose waxaa ay gaarsiisay deeq dawo ah

Deeqda ayaa lagu wareejiyay maamulka deegaanka Janaale.

Warkan waxaa inoo haya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.