Deeq dhar ah oo la gaarsiiyay qoysaskii ka barakacay fatahaadii Webiga Jubba oo ku nool deegaanka Lugloow.

0
69

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ururka dhalinyarada degmada Kismaayo ayaa deeq dhar ah gaariisay deegaanka Lugloow.

Deeqdan dharka ayaa laga soo uruuriyay xaafadaha magaalada Kismaayo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.