Deeq dhar ah oo lagaarisiyay Qoysas ku nool deegaanka Qaamqaam ee Jubbaland.

0
91

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ururada akhriska ee ka jira gudaha magaalada kismaayo ayaa deeq ka kooban dharka noocyadiisa kala duwan sida dharka dumarka,kan raga iyo midka caruurta uqeybiyey laba boqol oo qoys oo dib udajin loogu sameeyey degaanka Qaamqaam.

waxa goobjoog ahaa madasha deeqda lagu qeybinayey mas’uuliyiin katirsan maamulka magaalada kismaayo iyo madax katirsan ururada akhriska.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.