Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka dhalinyaraada degmada Baydhabo ayaa deeq dhar ciid ah u qeybiyay Caruurta baahiyaha gaarka ah qaba iyo caruurta agoonta ah ee ku nol xirooyinka Barakaacyasha Magaalada Baydhabo .
waxa ka qeyb galay munaasabada lagu qeybinayey deeqda dharka mas’uuliyin katirsan ururka dhalinyarada degmada Baydhabo iyo madaxka tirsan maamulka KGS.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.


