Deeq dhar ah oo loo qeybiyay caruurta qoysas danyar oo ku nool Hargeysa

0
145

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Walalo muslimiin ah ayaa Caruurta ku nool Deegaanka Xaabaale ee duleedka Hargeysa u qeybiyay dharkii Iida.

Deeqdan dharka ah  ayaa waxaa iska soo aruuriyay walalo muxsaniin ah oo ku kala nool dalka iyo dibada waxeyna ugu tala galeen caruurta danyarta ah in ay kala qeyb qaataan farxadda Malinta ciida.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.