Deeq dhir ah oo lagu wareejiyay Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Dowlad Goboleedka Jubbaland

0
160

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kulankan oo lagu qabtay deegaanka Goob-weyn ayaa Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa ay kula wareegtay dhir ay bixisay hay’adda Himilo Organisation Development taasi oo laagu talay galay in looga qeeyb qaato horumarka deegaankaasi.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir  Cumar Ibraahin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here