Deeq gar gaar ah oo la gaarsiiyay isbitaalka Martiini ee Muqdisho.

0
44

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hormuud Salaam Foundation ayaa deeq gargaar ah gaarsiyay Xabsiga dhex iyo dadka baahiya gaarka qaba oo ku jira isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho kuwaas oo loogu talagalay in ay ku afuraan.

Deeqdaan ayaa waxa isugu jirta Shan neef oo geel , Dhar , Raashiinka Noocyadiisa kala duwan sida Bariis ,Baasto, Caano iyo timir.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.