Deeq gargaar ah oo la gaarsiiyay degmada Baardheere ee Gobalka Gedo

0
179

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee Sodma ayaa maanta degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo dhawaan uu ku Fatahay Wabiga Jubba gaarsiisay deeq raashin ah.

Deeqda ayaa la gaarsiiyay 250 Qoys oo kamid ahaa dadka dantayar ee Fatahaada iyo daadadka saameeyeen.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.