Deeq gargaar ah oo la gaarsiiyay Isbitaalka dhimirka Xabeeb ee Muqdisho.

0
137

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda samafalka ee bin salmaan ayaa deeq rashiin ah gaarsiiyay dadka ka xanuunsan dhimirka ee ku jiro isbitaalka dhimirka xabeeb ee magalada muqdisho.

Deeqda rashiinka ah oo ka kooban bur,bariis,sokor iyo saliid ayaa madasha lagu wareejinayay waxaa goob joog ahaa xubno ka socday Hay’adda bin salmaan iyo maamulka xarunta dhimirka Dr xabeeb.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here