Baladweyne(Radio Beerlula)-Shirkadda Hormuud salama Foundation ayaa Masharuuca Taakuleynta afurinta Bisha Barakeysan ee Ramadaan awgiis deeq Gaarsiisay Xabsiga Dhexe iyo Naafada Qaranka ee maagalada Muqdisho
Deeqdaan oo iskugu jirtay timir iyo geel ayaa waxaa ka faaideystay dadka ku jiro xabsiga iyo ururka naafada qaran
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.