Deeq gargaar ah oo la gaarsiiyay xarunta daaweynta dhimirka Dr Xabeeb ee magaalada Muqdisho.

0
66

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Midowga Shirkadaha Diyaaradaha Soomaaliya ayaa deeq gargaar ah gaarsiyay xarunta daaweynta dhimirka Dr. Xabeeb ee Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya.

Deeqdaan ayaa isugu jirta Raashiinka Noocyadiisa kala duwan, Sariiro iyo Joodariyaal kuwaas oo loogu talo galay dadka qaba xanuunada Dhimirka ee kujira xarunta Dr.Xabeeb.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal daahir Waaneey