Deeq gargaar ah oo loo qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Muqdisho.

0
62

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Deeq Raashiin ah oo iskugu jirto bur bariis saliid iyo timir ayaa la gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku nool Degmada Hodan ee Gobalka Banaadir

deeqadan ayaa ka timid ciidanka talyaaniga waxeyna ugu tala galeen dadka tabaaleysan ee danyarta ah.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi