Deeq hilib ah oo Magaalada Hargeysa loogu qeybiyay qoysas danyar ah.

0
126

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 500 Qoys oo dayar ah oo ku nool xaafadda Daami ee magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa loo qeybiyay deeqdan hilib ka ah oo lacagta lagu iibiyay ay bixisay dowlada kuweyd

Ujeedka deeqdan loo qeybiyay ayaa ah in laga farxiyo maalamaha ciidda dadka danta yar ee u baahan in lagarab istaago.

Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed