Deeq isku jirto raashin iyo dhar ah oo la gaarsiisyay haweenka barakacayaasha ah ee ku nool dagmada Dayniile ee gobalka Banaadir

0
116

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaarada haweenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa deeq isku jirto raashin iyo dhar ah gaarsiisey haweenka barakacayaasha ah ee ku nool dagmada Dayniile ee gobalka Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Qeybinta deeqdan ayaa waxaa goob joog ka ahaa xildhibaano ka tirsan golaha shacabka, maamulka gobolka Banaadir, iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.