Deeq iskugu jirta abuurka beeraha iyo qalab lagu wareejiyay beeraleyda Gaalkacyo.

0
143

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Galmudug ayaa abuur iyo agaabka beeraha  ku wareejisay ku dhawaad 1,000 qoys oo beeraleey ah kuna nool magaalada Gaalkacyo Gobolka Mudug.

Agaabkaan iyo abuurkan loogu tala galay beeraha ayaa waxaa baahi badan u qabay beeraleeyda gobolka mudug si ay u beertaan beerahoda.

Warkan Waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xusen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here