Deeq isugu jirta lacag iyo dhar oo la gaarsiiyay isbitaalka dhimirka Dr Xabeeb ee Baladxaawo

0
178

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha degmada Beledxaawo Shire Cabdulle Keynaan oo kaashanaya ganacsatada magaaladaaasi ayaa deeq gargaar ah gaarsiiyay dadka dhimirka la’ ee ku jira isbitaalka xabeeb oo ku yaalla degmadaasi.

Deeqadan oo iskugu jirtay dhar iyo lacag ayaa waxaa bahi badan u qabay dadka lagu daaweyo xarunta Dr xabeeb ee magaalada Baladxaawo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here