Deeq ka kooban Abuur iyo dawooyin oo lagaarsiiyay Beeraley ku nool Somaliland

0
91

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dawladda Turkiga ayaa 100 ka mid ah Beeralayda deeganada Baligubadle iyo Sallaxley ee Soomaliland ugu deeqday abuurka beeraha iyo Dawooyinka lagu nafaqeeyo dalagyada.

Deeqdan daawada ah iyo mida bacriminta ah ayaa qeeyb ka qaadan doonta in beeraleyda Soomaliland ay soo saaraan dalag tayo leh.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.