Deeq kala duwan oo la gaarsiiayay dad danyar oo ku nool Baraawe

0
108

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Baraawe ee Caasimadda Mamulka Koonfur Galbeed , oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha degmada ahna Duqa degmada Cumar Cabdullaahi Maxamed, ayaa maanta deeq isugu jirta joodariyaal lagu seexdo iyo saliyo lagu dukado u qeybiyay qoysas danyar ah oo hore maamulka degmada ugu wareejiyay guryo ay Dagaan.

Deeqdan ayaa Ah Mid Muhim U Ah dadkan Danyarta Madama Ay Haysan Joodariyaal ay Kuseexdan Iyo Saliyo Ay Kudukadan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here