Deeq kala duwan oo lagaarsiyay barakacayasha magaalada FeerFeer.

0
163

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka Isxilqaan ee magaalada Baladweyne ayaa deeq isku jirta biyo dhaamin raashin dhar iyo maacuun gaarsiiyay barakacayasha ku nool magaalada FeerFeer ee gobolka Hiiraan,halkaasoo ay ka jirto abaar sameysay dadka iyo duunyada.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here