Deeq kala duwan oo lagaarsiyay maxaabiista kujirta xabsiga weyn ee Kismaayo

0
144

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland ayaa maamulka Xabsiga dhexe ee degmada Kismaayo ku wareejisay agab loogu tala galay maxaabiista ku jira xabsiga.

Agab ka kooban joodariyaal sijaayado iyo marakaneecooyin ayaa loo qeeybiyay maxaabista maadama ay saameeyen daadad kadhahay roobka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.