Deeq kitaabo ah oo la gaarsiiyo Dugsiyo ku yaalla Hargeysa

0
104

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka xarunta Hiil Qur’aan ee Somaliland ayaa deeq kitaabo ah oo garaya 500 oo kutubka qur’aanka kariimka ah ku wareejiyay dugsiyada Nuuradiin ee magalada Hargaysa si ardayda loogu dhirigeliyo waxbarashada.

Waxa Kaqeyb Galay Wareejinta kitaabadan Qur’aanka Ah Gudoomiyaha Daladda ay Kumidoobeen Dugsiyada Gaarka Looleyahay ee Somaliland ,Macalimiin iyo waxgarad kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here