Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Sedax Boqol Ardey oo wax ka barata Madrasada Imaamu Jacfar ee magaalada Baydhabo Gaarsiiyey Kutubo Quraanka Kariimka ah.
Deeqdan ayaa waxaa bixiyay dowladda Sacuudiga waxaana loogu talagalay in dadka lagu dhiirigeliyo ku dhaqanka diinta islaamka iyo aqriska Qur,aanka kariimka
Warkan waxaa inoo haya Cabduqaadir Cumar Ibraahim


