Deeq lacag ah oo loo qeybiyay caruur danyar ah oo ku nool gaalkacyo

0
67

Baladwayne ( Radio Beerlula )-300 boqol curuur agoon ah ayaa magaalada Galkacyo loogu qaybiyay 15000 dollar oo loogu talagalay in lagu ciidsiiyo caruurtaas.

Munaasabada lagu qaybinayay lacagtaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Degmada Galkacyo, mas’uuliyiin ka socday maamulka Galmudug, Waalidiin iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilala Daahir waaneey.