deeq lacageed oo dhan 70,kun oo dolar oo lagu wareejiyey Maamulka Dawlada hoose ee xaafada Gacan libaax ee Hargeysa

0
173

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudiga horumarinta xaafada Aw-aadan ayaa deeq lacageed oo dhan 70.00kun dolar ku wareejiyey Maamulka Dawlada hoose ee Dagmada Gacan libaax Somaliland deeqdan lacageed ayaa loogu tala galay dhismaha Wadada isku xidha Xaafada Aw-aadan iyo Wadada Labada Boqol.

warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusf Cabdulahi.