Deeq lacageed oo dhan shan boqol oo kun oo dollar oo lagu wareejiyay guddiga gurmadka suuqa waaheen ee Hargeysa.

0
220

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddiga gurmadka iyo taakuleynta suuqa waaheen ee magaalada Hargeysa ayaa deeq lacageed oo dhan shan boqol oo kun oo dollar kala wareegay hay’addaha caalamiga iyo kuwa gudaha ee ka howlgala deegannada Somaliland iyadoo lacagtan loo qeybin doono kun qoys oo ka mid ah kuwii ku hanti belay dabkii ka kacay suuqa waaheen.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.