Deeq lacageed oo la gaarsiiyay barakacayaal ku nool Magaalada Garbahaarey.

0
189

Baladweyne (Radio Beerlula)-In kabadan 250 qoys oo kasoo barakacay abaaraha ka jira gobolka gedo ayaa Deeq lacageed oo gaareysa shankun oo dolar loogu qeybiyey dagmada garbahaarey iyada uu soo dhiibay muwaadin Soomaliyeed oo kunool dalka dibadiisa waxaana bixinteeda deeqdan lacageed loosoo wakiishay gudiga abaaraha garbahaarey

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here