Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka Horumarinta DDS ayaa deeq lacag oo gaadhaysa 9,485,000 u qaybiyay 700 oo Beeraleey islamarkaana dagan tuulooyiinka hoosyimaada Degamada Cadaadle ee Gobalka Shabeelle.
Deeqdaan lacageed ee loo qaybiyay Beeraleeydaan ayaa waxaa loogu talagalay tacabaka Beeraha si sare loogu qaado Waxsoosaarooda.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


